Garowe Book Fair 2024

Garowe Book Fair is a significant annual event hosted by SomBank in the capital city of Puntland, Somalia.

See More​

Somali Women in Business 2022

SomBank has actively participated in the Somali Women in Business (SWIB) community, demonstrating its commitment to empowering Somali women entrepreneurs.

See More

SomBank Mastercard Launching Event 2023

Mastercard and SomBank have joined forces in a strategic partnership to introduce the SomBank Card, a Mastercard-branded debit card, to the Somali market.

See More

Final Cup ka Dugsiyada G Banaadir 2023

Waxaa farxad inoo ah inaan taabogelina Kulanka xiritaanka ciyaaraha Dugsiyada Gobolka Banadir 2023.Waxaa naga go'an inaan garab istaagno oon dhiirriglino dadaalada kor loogu qaadaayo waxbarashada iyo ciyaaraha dalka.

See More​

Xafladda Xarig Jarka Xarunta SomBank ee Magaalada Baydhabo 2024

SomBank Baydhabo branch is the 15th branch in the country launched back in 10th of march 2024.

See More

Somali Investment Academy Training 2024

Tababarkaan oo ay qabanqaabadisa lahaayeen IFC iyo World Bank oo kaashanaayo Strathmore University ayaa waxaa xoogga lagu saarayay maalgashiga suuqyada koraaya.

See More

Internship Program Galkacyo 2024

Waxaan magaalada Gaalkacyo ka daahfurnay Tababar (Internship program) loo qabanaayo arday wax ka baratay Jaamacadaha Dalka. Tababarkaan ayaa ujeedadiisu tahay in kor loogu qaado xirfadda iyo waaya aragnimadooda shaqo iyagoo heli doono Tababar dhameys tiran oo ku saabsan sida Bangiyada ushaqeeyaan.

See More​

Habeenka SomBank 2022

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay looguna magac daray habenka SomBank ayaa caawa ka qabsoontay hall ka Hotel Afrik Xafladda ayaa loogu tala galay in lagu soo bandhigo adeegyada bankiga iyo in macaamiisha bankiga lagu xog wareesto loona mahad celiyo  

See More​

Xafladda Xarig Jarka Xarunta SomBank ee Magaalada Kismaayo 2024

SomBank Kismaayo branch is the 16th branch in the country launched back in 01st of Jun 2024.

See More​

Munaasabadda xarigjarka adeegga Bulsho Kaab  2024

SomBank iyo Enza Home Somalia , ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray adeegga BULSHO KAAB , kaas oo loogu talagay in maalgelin loogu sameeyo dhalinyarada dooneyso in ay guursadaan.  

See More​

Tababar ciwaankiisa uu yahay "𝙨𝙞𝙙𝙖 𝙪𝙪 𝙦𝙤𝙛𝙠𝙖 𝙪𝙪 𝙪𝙜𝙪 𝙛𝙖𝙖'𝙞𝙙𝙚𝙮𝙨𝙖𝙣 𝙠𝙖𝙧𝙤 𝙖𝙬𝙤𝙤𝙙𝙞𝙞𝙨𝙖 𝙎𝙝𝙖𝙦𝙨𝙞𝙮𝙖𝙙𝙚𝙚𝙙"

Tababar lagu qabtay Hall-ka Astaan, kaas uu bixiyay 𝐘𝐚𝐡𝐲𝐞 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐝. 𝐘𝐚𝐡𝐲𝐞 waa qoraa, tababare & hal abuure ganacsi oo aragga naafo ka ah. 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐚𝐝𝐚 𝐘𝐚𝐡𝐲𝐞 waa mid laga qaadan karo geesinimo, go'aan qaadasho, iyo dhiirigelin.  

See More​